Categories
Articles

Gamb-ling : Problem gambling information – Somali

Sidee baan u Qamaarnaa? Waxaa jira noocyo badan oo loo qamaaro iyo xarumo badan oo lagu qamaaro:

 

Kasiinooyinka

Kasiinooyinka samafalka

Tartanka garoomada iyo isboortiga

Xarumaha biingaha

Lootariga iyo/ama meelaha lagu iibiyo tikidhada

Lootariga Isbitaallada

Qamaarka fudfudud

Qamaarka ay dheelaan Shucuubta Kowaad (Kasiinooyinka ku yaalla dhulka Hindida, Raadiyaha biingaha)

Kaniisadda iyo ciyaaraha gargaardoonka ah.

Sharatanka aan rasmiga ahayn

Ciyaaraha aan la sharciyeen sida sharatanka dagaalka diiqyada (digaagga) ama tartanka eeyaha.

Tartanka fardaha raran ama jiidaya caribiyad.

Sharatanka feerka, tartanka fardaha ee dhacdooyinka kale ee ka dhaca meelo kale.

Sharatanka isboortiga

Internetka