Categories
Articles

Fikradaha Anfacaya Qoyska iyo Saaxiibada:

– Baro calaamadaha!

•  Aqoonso dhibaatada

•  Ka kaalmee qamaaraha inuu yareeyo qamaarka

•  Niyadda u dhis qofka

•  Sababta iyo cawaaqibta daba taalla waa darsin weyn- u sheeq qamaaraha inuu ogaado khatarta qamaarka iyo natiijada ka dambeysa.

•  Ka digtoonow inaad ku qamaartid lacag damiin lagu keenay, kaalmo xagga sharciga ah,

iwm. Yowsan ku harawsan qamaaraha

•  Cudurdaar ha u sammeyn qamaaraha

•  Ku adkeyso runta.