Categories
Articles

Gamb-ling : Problem gambling information – Somali

Fursadda aan kaga hortagi kartid dhibaatada qamaar cayaarka waxaa ay ka wanaagsantahay fursadda aan ku guuleysan kartid lootariga.

Mararka qaar haddii qofku u qamaaro si xilkasnimo leh, waxey yareyneysaa sifaadka dhibaatada qamaar cayaarka. Haddii aadan is qaban karin, kaalmo ka hel qoyskaaga, saaxiibadaa, iyo xirfadyaqaannada,

Haddii adiga ama qof aad ka naxeysid u baahanyahay kaalmo, aadan garaneynin meesha aad ka heli kartid, waxaad la xiriiri kartaa hey’adaha iyo ururada kugu siin kara gargaar afkaada hooyo.