Categories
Articles

Si Hagaagsan U Qamaar:

Ka taxadir inuu qamaarku noloshaada la wareego! Haddii aad qamaareysid, tixgeli tallaabooyinka wacan oo aan hoos ku xusnay:

U qamaaar inaad isku madaaliso oo keliya.

Waqti u goo qamaarka

Xad u yeel lacagta aad ku qamaareysid

Ha qaadan deyn si aad u qamaartid

Ha iibsan fursad

Ha u qaadan kaararka lagula baxo lacagta (credit Cards) rugaha lagu qamaaro.

Ha qamaarin keligaa-raac qof kale oo kaa joojiya inaad sii wadid qamaarka.

Ogsoonow iney khatarta sii kordheyso waqtiyada khasaaraha iyo/ama murugta badan.

Khayaarkaaga u saxiix heshiis dokumenti lagaaga saarayo rugta qamaarka ee Kasiinada ama tartanka—taasi waa dokumenti awood siinaya in lagaa saaro rugta lagu qamaarayo.