Categories
Articles

Untitled Document

Waa Maxay Nasiibka Aad Ku Guuleysan Kartid?

Nasiibka ama fursadaha aad ku guuleysan kartid aad ayey u yaryihiin. Mar walba nasiibka waa ka jiraa qamaaraha. “Guriga” qamaarkana markasta asaga ayey guusha dhiniciisa jirtaa oo qofka markuu badsado qamaarka, waxaa badanaya fursadaha uu ku khasaarayo.

Fusaddaada Ugu Weyn ee aad ku guuleysan kartid:

Lotto 6/49: 1 ka mid ah 14kii malyan

Super 7: 1 ka mid ah 21kii malyan

Si aad u guuleysatid waa inaad tikit iibsataa maalin walba muddo dhan 20, 000 oo sano.

Fursadda aad shil baabuur ku geli kartid ama biyo aad ku dhex dhiman kartid:

1 ka mid ah 20,000