IS-WAYDII: Ma Leeyahay Dhibaato Khamaar?
Astaamaha &Calaamadaha
Waa Maxay Astaamaha ama Calaamaduhu?
Waxa soo socdaa waa qaar kamid ah calaamadaha qofi kala kulmi karo dhibaatada khamaarista:
- Khamaarista wakhti badan-ku qaadashada wakhti dheer ama kordhinta wakhtiga joogista goobaha khamaarka
- Sii-fadhiisad meesha khamaarka-si joogto ah uga fikiraya uguna diyaargaroobaya khamaarka
- “Baacsiga khasaarayaal”-khamaarista badanka iyo ciyaarista saami badan si uu u “soo ceshado” lacag uu khasaaray
- Ka daahis badan, aan caddayn-oo guriga ama shaqada ah iyo siraysi xad dhaaf ah
- Khamaarista si uu uga baxsado waajibaadyada ama cadaadisyada nolol maalmeedka
- Kordhidda daynta khamaarka-been sheegga ama ku kaca hawl dambiilenimo si uu u maalgaliyo khamaarista
- Dayicidda baahiyaha qoys/shakhsi-tus., nafaqada, hurdada, dugsiga ama fayoobaanta guur
Waxyaabaha Keena Balwadda Khamaarka:
Dhacdooyinka:
- Xayeysiiska
- Cadaadis maaliyadeed
- Jiritaan
- Saaxiibo khamaaraya
- Helista lacag badan
- Maqalka guulaysi
- Guul ku dhawaansho
- Khamaarista iyo guusha
- Khasaarid
- Haysasho lacag
- Dayn aad u badan
- U cudurdaar khamaarista
Afkaar:
- Sawirka guulaysi
- “Fursaddayda kaliya”
- “Wakhtigan si fiican ayaan u qaban”
- “Haddii aan guulaysto waan farxayaa”
- Fikir sixirow ah“
- Waa nasiibkayga”
- “Kaliya waxaan dhigani inyar”
- “Waan u qalmaa madadaalo yar”
- “Ma jiro qaab kale oo aan u bixin karo waxa la igu leeyahay”
- “Waan soo celin lacagta marka aan guulaysto”
Dareemada:
- Cadho
- Cadhaysiin
- Caajis
- Khaati ah
- Rajo-beel
- Farxad
- Canaadnimo
- Qalbijab
- Daalanaan
- Niyadjab
- Sakhraansanaan
- Kaliyow
- Muujin nacayb
- Dareemid “xagga sare ee adduunka”
This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian