Qaybaha Ciyaaraha:
Intooda badan ciyaaraha khamaarka kuwa ugu caansan waxa loo qaybin karaa saddex qaybood. Qaybuhu waxay ku salaysan yihiin sida ay natiijada ciyaartu nasiibka u tahay, iyo inta ciyaaryahanku maamuli karo doorashada natiijada.
- Nasiib ah oo Madaxbannaan (islotis, lootari, laadhuu, ruulet)
Si nasiib ah loo helo, natiijooyinku ka madaxbannaan ciyaarta xigta
Lama maamulo natiijada. - Nasiib ah oo Tiirsane ah (kaadhadhka, bingo)
Si nasiib ah loo helo, natiijooyinka inuun waa la saadaalin karaa.
Natiijada waa la maamulaa. - Aan-Nasiib Ahayn oo Tiirsane ah (sharatanka isboortiga)
Waad garanaysaa waxa aad ku sharatamayso.
Waxaad si uun u maamushaa natiijada.
Kooxaha Waawayn ee Ciyaaraha:
Xirfad/Ficil
Sifooyinka:
- Awoodu waa muhiim
- Sawirku waa muhiim
- Sharadku waa badan yahay
- Badanka ragga
- Bulshayn
- Bilaaba khamaarka xilli hore
- Xakamayn leh, xirfad
Ciyaaraha
- Turub
- Sharatanka Isboortiga
- Tartanka faraska
- Suuqa Badeecada
- Dhulka
- Kaadhadhka
Baxsasho/Nasiib
Sifooyinka
- Awoodu muhiim ma aha
- Sawirku muhiim ma aha
- Lacag yar kharasheeya
- Badanka haweenka
- Bulshayn muhiim ma aha
- Baxsad, dhalanteed
Ciyaaraha
- Islotis
- Lootariyo
- Bingo
- VLTs
- Tigidhada Xoqista
- Ruulet
This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian