Waxa jira noocyo kala duwan oo khamaar iyo meelo khammaar:
- Kaasinos
- Kaasinoska Khayriga
- Jidadka Tartanka
- Bingo Hoollis
- Daloolada Lootariga iyo/ama Tigidhada
- Lootariyda Cusbitaalada
- Khamaarka Sahlan
- Khamaarka Ummadaha Koowaad [kaasinoska kaydadka ama xuduudaha, raadiyaha bingo]
- Ciyaaraha kiniisadda iyo lacag ururinta kale
- Sharatanka Jid-Kabaxa
- Ciyaaraha aan la xukumin sida dagaalka diiqa ama tartannada eyga
- Sharatanka Pari-mutuel [tartanka isku xidhnaanta]
- Sharatanka mar wada tabin Xisaabta [ku sharatanka ciyaaro feedh-feedh ah, tartan fardo iyo dhacdooyin kale oo ka dhacaya meel kale]
- Sharatanka Isboortiga
- Internetka
Maldahnaanta Khamaarka
Marmarka qaar khamaaristu waxay qaadataa qaabka lacag ururin khayri ah. Bakhtiyaa-nasiibka 50-50, sharatanka dugsiga, bakhtiyaa-nasiibka adeegga kalabka, dhinacyada stag iyo doe, iibka gambada, lootariyda cusbitaalka iyo ciyaaro kale waxay u muuqan karaan qaab fiican oo lacag loogu ururin karo sabab fiican. Hase yeeshee, noocyadan ciyaartu waxa loola qabatima sida kuwa kale ee khamaar waxayna u horseedi karaan qofka khamaaraya dhibaatooyin lamid ah.
This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian