Categories
Articles

Qamaarka Daahsoon

Mararka qaar qamaarku wuxuu ku yimaada qaab samafal. Nasiib gaaraya 50-50, bakhti-nasiibka iskuullada, naadiyada adeegga, xafladaha u gaarka ah ragga ama dumarka, iibka sanuudda, lootariga isbitaallada iyo cayaaro kale oo u muuqda in habab lagu abuuri karo lacag badan oo loo doonayo ujeeddo wanaagsan. Laakiin qamaarka noocan ah wuxuu keeni karaa ku talaxtegid ama idmaan sida qamaarada kale ee la cayaaro oo dhibaateeya qofka.